Taliye Xijaar oo ka carrooday Warkiisa oo laga baahin waayay Tv-ga Qaranka tallaabana qaaday

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ka carrooday shir uu dhawwaan la yeeshay taliyaal iyo saraakiil booliis oo laga baahin waayay Warbaahinta Qaranka gaar ahaan SNTV. Sida aan wararka ku helnay taliye Xijaar oo si weyn uga carrooday in warkiisa aan laga sii deyn warbaahinta Qaranka ayaa qaaday tallaabo uu ku amray … Continue reading Taliye Xijaar oo ka carrooday Warkiisa oo laga baahin waayay Tv-ga Qaranka tallaabana qaaday